Sunday, December 1, 2019

Golaha Wakiilada Somaliland oo Lacago ka Jaray Xisbiyada

Golaha wakiilada Somaliland ayaa lacago ka jaray saddexda xisbi siyaasadeed ee Somaliland iyagoo shalay ansixiyey miisaaniyadda ee sanadka 2020-ka. Warkan waxaa Hargaysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakulle.

from VOA https://ift.tt/35SDL5C
via IFTTT

No comments:

Post a Comment