Friday, December 13, 2019

Guddi ansixiyey qodobada xil-ka-xayuubinta Trump

Guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ee ay maamulaan dimoqraadiga ayaa maanta ansixiyey eedeymaha ku saabsan ku-xadgudubka awoodda iyo is-hortaagga ee ka dhanka ah madaxweyne Donald Trump.

from VOA https://ift.tt/2PNXxc6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment