Tuesday, December 17, 2019

Halkuu marayaa dadaalka deyn cafinta Soomaaliya?

Hay'adda lacagta adduunka ee IMF ayaa sheegtay inay toddobaadka soo socda ka shaqeyn doonto sidii dhinacyada leh ay ku cafin lahaayeen deynta shanta bilyan ee dollar ah ee lagu leeyahay Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/2PtLfGH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment