Sunday, December 8, 2019

Hargeysa: Afar ku Dhimatay Guri Dumay

Magaalad Hargeysa waxaa ku dhintay afar qof oo ka kooban qoys kaliya ka dib markii uu ku dumay gurigii ay degenaayeen oo ahaa dhismayashii Ingiriisku dhisay sanadihii 1940kii, gurigaas oo ku yaalay degmada Axmed dhagax

from VOA https://ift.tt/2LyUJxT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment