Barnaamijkii ILEYSKA VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kheyraadka la sheego inuu ku jiro dhulka Soomaalida, sida macdanta shidaalka iyo kuwo kale. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
from VOA https://ift.tt/2POB4MY
via IFTTT
No comments:
Post a Comment