Friday, December 13, 2019

Johnson iyo xisbigiisa oo ku guuleystay doorashadii Britain

Ra'iisul wasaaraha Britain Boris Johnson iyo xisbigiisa Conservative-ka ayaa ku guuleystay inta badan 650-ka kursi ee baarlamanka dalkaas.

from VOA https://ift.tt/2PJXLAC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment