Wednesday, December 4, 2019

Kenya: Jago ra'iisul wasaare oo la doonayo in la abuuro

Dalka Kenya waxa ka socda dood la xiriirta hindise la doonayo in is-beddel loog sameeyo qaabkii hogaamineed iyo doorasho ee dalka markii hore ka jirtay, ayada oo lasoo kordhinayo jagada ra'iisul wasaaraha.

from VOA https://ift.tt/2PbQSb5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment