Codbixintii qodobka koowaad ayaa waxa natiijadiisu ahayd 230 mudane oo oggolaatay in madaxweynaha xilka laga qaado iyo 197 mudane oo diiday. Qodobka labaad ayaa isna sidan loo kala codeeyey: 229 mudane oo oggolaaday, 198 mudane oo iyagu diiday
from VOA https://ift.tt/2rSief0
via IFTTT
No comments:
Post a Comment