Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa ka furmay kulan diimeed saddex maalmood socon doona oo ay ka qeybgalayaan kummanaan Muslimiin ah oo ay ku jiraan culumaa'udiin magac ku leh Soomaalida. Wariyaha VOA ee Nairobi Intisaar Saalax ayaa warbixintan soo dirtay.
from VOA https://ift.tt/2Pmi0FD
via IFTTT
No comments:
Post a Comment