Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in laba askari oo ka tirsan ciidamada Puntland xalay fiidkii lagu toogtay bartamaha magaalada Boosaaso. Weerarkan ayaa waxaa sheegtay kooxda Daacish from VOA https://ift.tt/343di3K via IFTTT
No comments:
Post a Comment