Tuesday, December 3, 2019

Mareykan ka tirsan Al-Shabaab oo lagu doonayo $5 milyan

Mas'uuliyiinta federal-ka Mareykanka ayaa dib u cusbooneysiiyey abaal-marin shan milyan oo dollar ah oo la siinayo cid kasta oo keenta akhbaar hoggaamin karta in lasoo xiro muwaadin Mareykan ah oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

from VOA https://ift.tt/382ldlh
via IFTTT

No comments:

Post a Comment