Friday, December 6, 2019

Mareykanka: Waxaa suurta-gal ah in 1,000 qof lagu dilay Iran

Sarkaal sare oo Mareykan ah ayaa sheegay in ciidamada Iran ay suurta-gal tahay inay dileen in ka badan 1,000 qof, intii lagu guda jiray dibad-baxyo socday saddex toddobaad oo ka dhashay sare u qaadis deg deg ah oo ay dowladda ku sameysay qiimaha shidaalka.

from VOA https://ift.tt/2qw6nm8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment