Kulanka Madasha aragti is-weydaarsiga Soomaalida oo ay soo qaban qaabisay hay'adda Heritage ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Jabuuti. Kulankii maanta ayaa waxyaabihii looga hadlay waxaa ugu muhiimsanaa dood ku saabsaneyd kobcinta iyo dhisidda horumarinta aadanaha. Waxaa doodda ka hadlay khuburo Soomaaliyeed oo meelo kala duwan ka yimid, waxaana ka mid ahaa Dr. Cabdullaahi Bariise oo ah guddoomiyaha Jaamacadda City ee magaalada Muqdisho. Wariyaha Jabuuti Ramadaan Muuse ayaa inoo haya warbixintan.
from VOA https://ift.tt/2M9bLmy
via IFTTT
Wednesday, December 18, 2019
Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee Heritage?
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment