Maxay qaxootiga Soomaalida ka doonayaan shirka Geneva?
Shir caalami ah oo ku saabsan arrimaha qaxootiga islamarkaana ay ka qayb galayaan madaxda dunida iyo kuwa shirkadaha gaarka loo leeyahay ayaa maanta ka furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.
No comments:
Post a Comment