Thursday, December 5, 2019

Pelosi oo amartay diyaarinta qodobada xil ka-xayuubinta Trump

Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa ku amartay hogaamiyayaasha xisbiga dimqoraadiga "inay guda galaan qodobada xil ka-xayuubinta" madaxweyne Trump, ayada oo shaaca ka qaaday "inuu ku xadgudubay awooddii xafiiskiisa."

from VOA https://ift.tt/2OQx91R
via IFTTT

No comments:

Post a Comment