Wararka ka imanayaa magaalada Balcad ayaa sheegaya in malleeshiyada Al-Shabaab ay caawa weerar ku qaadeen saldhigga milatariga Hiilweyne oo 25km dhinaca waqooyi ka xiga Muqdishu. from VOA https://ift.tt/2E6ybR6 via IFTTT
No comments:
Post a Comment