Saturday, December 21, 2019

Sanad-guuradii 76aad ee C. Booliiska Somalia

Wasiirka Amniga dowladda federalka Soomaaliya oo hadal ka jeediyay munaasaba lagu xusay aas-aaska ciidanka booliiska Somalia ayaa sheegay in ciidanku uu sameeyey wax qabad muuqda muddooyinkii ugu dambeeyay.

from VOA https://ift.tt/2Q6JKxk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment