Monday, December 23, 2019

Shan qof oo dil loogu xukumay dilkii Jamal Khaashuqji

Shan qof ayaa dil loogu xukumay dilkii weriye Jamal Khaashuqji, hase yeeshee labadii qof ee ugu sarreeyey dadkii loo baarayey dilkan ayaa dambi lagu waayey, waxaa sidaas Isniinta sheegay dacwad-oogaha guud ee Sacuudi Carabiya.

from VOA https://ift.tt/35QNJ7S
via IFTTT

No comments:

Post a Comment