Saturday, December 21, 2019

Shirka Qalinleyda oo ka Furmay Jabuuti

Waxaa maanta ka furmay magaalada Djibouti ee xarunta dalka Djibouti shirwaynihii 6-aad ee Ururka Qorayaasha iyo Hal-abuurka Soomaaliya ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan Somali PEN.

from VOA https://ift.tt/2rcZarg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment