Tuesday, December 10, 2019

Somaliland iyo Itoobiya oo ka shiray amniga

Taliyeyaasha Ciidamada Somaliland iyo Itoobiya ayaa shir ku yeeshay magaalada Diridhaba ee Dalka Itoobiya kaasi oo la sheegay in lagaga hadlayay arrimaha nabadgalyada ee labada dhinac. Shirkan ayaa ah mid saddexdii bilba mar la qabto, oo ujeedkiisu ugu weyn uu yahay in la iska kaashado amniga labada dhinac, gaar ahaan xuduudda. Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.  

from VOA https://ift.tt/3436XVX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment