Todobaadyadii dhowaa waxaa gobolka Ohio ee dalkan Mareykanka ka dhacay dilal loo geystey wiilal dhalinyaro Soomaali ah. Dilalkan ayaa waxaa loo qabtay dad lagu eedeynayay iney gaysteen. from VOA https://ift.tt/35pMwUB via IFTTT
No comments:
Post a Comment