Sunday, December 15, 2019

Soomaali loo Tababaray Caawinta Dadka Xanuunsan iyo Maxaabiista

Tababar muddo sanad ah u socday arday Soomaali u badan oo  isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada, tiradooduna ahayd ilaa 21 arday, ayaa xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/2RY5mhJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment