Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyleh ayaa soo dhoweeyey go'aankii shalay ay xubnaha hay'adda IMF ku meel-marisay qorshaha maaliyadeed ee hay'adda ka gacan siinaya deyn-cafinta Soomaaliya.
from VOA https://ift.tt/35Qchxy
via IFTTT
No comments:
Post a Comment