Habka difaaca hawada ee Syria ayaa ka hor-tagay gantaallo ay kusoo weerartay Israel, islamarkaana soo riday mid ka mid ah oo ku dhacay duleedka magaalada Dimishiq, waxaa sidaas werisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee Syria, Sana.
from VOA https://ift.tt/375CR6q
via IFTTT
No comments:
Post a Comment