Wednesday, December 18, 2019

Turkey oo Mareykanka siisay digniin la xiriirta Qubrus

Dowladda Turkiga ayaa ka digtay in tallaabo Mareykanka uu ku qadayo cunaqabateyn hub oo sanado badan saaran dalka Qubrus ay noqon doonto "halis xaaladda sii xumeysa."

from VOA https://ift.tt/36R0Rdj
via IFTTT

No comments:

Post a Comment