Saturday, December 21, 2019

Urur Siyaasadeed looga Dhawaaqay Garoowe

Iyadoo dhowan Guddiga Kumeel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland ay daahfureen hannaanka iyo habraaca diiwaangelinta ururrada siyaasadda Puntland ayaa maanta ururkii ugu horeeyay ee is diiwangeliyay lagu daahfuray magaalada Garoowe.

from VOA https://ift.tt/35Nibj1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment