Thursday, May 14, 2020

Bandhigga VOA: Qiimo dhaca shidaalka caalamka

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qiima dhaca ku yimid shidaalka caalamka, oo dalalka qaarkood sida Mareykanka, uu mar qiimaha halkii barmiil ee saliidda cayriin ka hoos maray 0 dollar. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.  

from VOA https://ift.tt/2Wt5YxU
via IFTTT

No comments:

Post a Comment