Saturday, May 2, 2020

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ah Guddoomiyaha Isutagga Saxaafiyiinta Soomaaliya, isaga oo ka hadlaya xaaladda saxaafadda Somalia xiligan, iyada oo Axadda la xusay maalinta saxaafadda adduunka

from VOA https://ift.tt/2Wjmf79
via IFTTT

No comments:

Post a Comment