Saturday, May 16, 2020

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Axmed Macallin oo ah Maareeyaha Hay'adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Somalia, waxaana uu ka hadli doonaa saameynta uu xanuunka COVID-19 ku yeeshay duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa Somalia

from VOA https://ift.tt/2Lv6d5c
via IFTTT

No comments:

Post a Comment