Monday, May 18, 2020

Biixi oo ka hadlay wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland

Madaxwaynaha Somaliland oo maanta ka hadlayay 29 guurada xuska 18-ka May oo ahayd markii Somaliland ay ku dhowaaqday inay ka go'day Soomaaliya inteeda kale ayaa ka hadlaya mowqifka Somaliland, wadaadallada Soomaaliya iyo Somaliland, deeqaha beesha caalamka iyo cudurka Covid-19. Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan nooga soo dirtay Hargaysa.  

from VOA https://ift.tt/3fZW12K
via IFTTT

No comments:

Post a Comment