Waxaa soconaya dedaallo xooggan oo lagu doonayo in lagu yareeyo khatarta ka iman karta fataahaadda wabiga Shabeelle ee magaalada Beledweyne ka dib markii uu wabigu jabsaday dhowr meelood oo ku yaalla duleedka magaalada. Roobab da'ay habeen hore ayaa la sheegay inay sababeen in webiga uu kasoo jabsado dhowr goobood, ayada oo hadda la isku dayayo in biyaha magaalada aysan wada qaadin. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa wararkii ugu danbeeyey ka wareystay wariyaha VOA, Xuseen Xassan Dhaqane.
from VOA https://ift.tt/2WJxKoS
via IFTTT
Monday, May 11, 2020
Dadaallo lagu xakameynayo fatahaadda oo ka socda Beledweyne
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment