Dowladda Djibouti ayaa go'aamisay in maanta ay si qeyb-qeyb ah dib loogu noqdo shaqooyinkii. Suuqyada ayaa iyana la amray in dib loo furo. Go'aankan ayay dowladdu gaartay ka dib markii ay kiisaska cusub ee cudurka COVID-19 ee dalkaasi si aad ah hoos ugu dhacayeen maalmihii la soo dhaafay.
from VOA https://ift.tt/2Zb9VZP
via IFTTT
No comments:
Post a Comment