Tuesday, May 12, 2020

Dr. Axmed: "Soomaalida weli kuma baraarugsana halista COVID-19"

Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in 1,089 qof laga hela cudurka, halka 52 qofna ay u dhinteen guud ahaan. Haddaba Dr. Axmed Aadan Osman waxa uu ka mid yahay dhaqaatiirta ku howlan la-tacaalidda cudurka COViD-19, dhawaan ayuuna ka soo kacay xanuunka COVID 19. Dr. Axmed ayaa u sheegay weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle in dadka wali aysan ku baraarugsaneen halista xanuunka.  

from VOA https://ift.tt/2AeZGJs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment