Friday, May 1, 2020

Faaqidaadda: Maamulka cusub ee Galmudug iyo dagaalka Al-Shabaab

Barnaamijkii faaqidaadda todobaadka, oo maanta laba qeyb oo kala duwan ahaa, waxa ay qeybtan ku saabsan tahay maamulka cusub ee Galmudug iyo xoreynta meelaha ay weli maleeshiyada Al-Shabaab gacanga ku hayaan ee ka mid ah degaanada maamulkaas.

from VOA https://ift.tt/2KSVx06
via IFTTT

No comments:

Post a Comment