Friday, May 15, 2020

Faaqidaadda: Siyaasaddii dhallinyarada SYL iyo tan kuwa maanta

Barnaamijkii Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay maalinta dhallinyarada ee 15-kii May, waxaana ku eegeynaa siyaasaddii dhallinyarada SYL iyo tan maanta ee Soomaaliya. Waxaa magaalada Muqdishu noogu soo diyaarisay Seynab Abuukar Maxamed.  

from VOA https://ift.tt/2X1ebbA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment