Saturday, May 16, 2020

Felicien Kabuga oo loo heysto xasuusqii Rwanda ayaa 25 ka dib maanta ka qabtay

Felicien Kabuga, oo ah nin lagu tuhunsanyahay xasuuqii dalka Rwanda islamarkaana ku eedeysan in malayshiyaad uu maalgeliyey ay xasuuqeen dad gaaraya 800,000 oo qof ayaa maanta lagu xiray dalka France.

from VOA https://ift.tt/3dRE6JD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment