Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kufsiga oo sii batay xilligan oo cudurka COVID-19 uu aafeeyey Soomaaliya, ayada oo lasoo weriyey kiisas badan oo qaarkood ay lagula kacay gabdho aad da'yar.
from VOA https://ift.tt/2X9U9f3
via IFTTT
No comments:
Post a Comment