Guddiga ganacsatada Soomaalida ee Suuqa Islii ee magaalada Naiorbi ayaa maanta raashin u qeybiyay illaa iyo 500 oo qoys oo uu saameeyay xanuunka COVID-19. Warbixintan waxaa Nairobi ka soo dirtay wariyaha VOA-da Intisaar Saalax Xuseen.
from VOA https://ift.tt/3dZ3j4M
via IFTTT
No comments:
Post a Comment