Thursday, May 21, 2020

Golaha Ammaanka oo ka shiray Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka shiray xaaladda Soomaalia. Golaha ayaa waxaa khudbad u jeediyey ergayga Qaramada Midoobay James Swan iyo ergayga Midowga Africa Francisco Madeira.

from VOA https://ift.tt/2ZsChPo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment