Thursday, May 21, 2020

Haweenka Iyo Qoyska: COVID 19 iyo Saameyntiisa Gabdhaha ku Ganacsada Xaafadda Islii

Barnaamijka Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan (May 20, 2020) waxa uu ku saabsan yahay saameynta uu gabdhaha ganacsiyada yar yar ku leh xaafadda islii ku yeeshay bandowga saaran magaalada Nairobi ee ujeedadiisu tahay in lagu xakameeyo xanuunka COVID 19

from VOA https://ift.tt/2WSOACS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment