Iyadoo maalinta berrito ah ay ku beegantay, maalinta caalamiga ah ee saxaafadda, ayay Hey'adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ugu baaqday Dowladda Soomaaliya, in ay joojiso tacaddiyada ka dhanka ah wariyaasha madaxa bannaan.
from VOA https://ift.tt/2WnmMVX
via IFTTT
No comments:
Post a Comment