Thursday, May 21, 2020

Hub Mareykanka uu ka iibinayo Taiwan oo ka carreysiiyey Shiinaha

Dowladda Mareykanka ayaa Congress-ka ku wargelisay suurta-galnimada inay Taiwan ka iibineyso gantaallada biyaha hoostooda ku safra oo ku kacaya 180 milyan oo dollar, taasi oo sii xumeyneysa xiriirka Washington iyo Beijing.

from VOA https://ift.tt/3cRJCvM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment