ICJ oo mar kale dib u dhigtay dhageysiga kiiska Soomaaliya iyo Kenya
Dacwaddii badda ee u dhaxaysay Kenya iyo Soomaaliya oo la dhagaysan lahaa bisha dambe ayaa mar saddexaad dib loo dhigay, kadib markii maxkamadda ICJ ay aqbashay codsi ka yimid dowladda Kenya.
No comments:
Post a Comment