Monday, May 11, 2020

ILEYSKA VOA: Ololaha 'Walaal ila orod'

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ololaha "walaal ila orod" ee ay billaabeen Soomaalida qurbaha kaasi oo ujeedkiisu yahay in jirka jimicsi iyo caafimaad lagu siiyo xilliga guriga-joogga ee uu keenay cudurka Coronavirus. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.  

from VOA https://ift.tt/2xWtObY
via IFTTT

No comments:

Post a Comment