Iran ayaa qorsheyneysa in ay dib u furto masaajidada iyo iskuullada ku yaalla goobaha sida joogtada ah aan looga helin kiisas cusub oo coronavirus ah, xilli ay dowladda Madaxweyne Hassan Rouhani bilaabeyso in ay khafiisifo xayyiraadaha lagu xakameynayay faafitaanka Coronavirus
from VOA https://ift.tt/2ymtNhE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment