Tuesday, May 12, 2020

Jubaland oo dowladda federaalka ku eedeysay 'afduub' mas'uul

Madaxtooyada Maamulka Gobboleedka Jubaland ayaa si kulul uga hadashay xarig shalay magaalada Garbahaareey loogu geysteen gudoomiyihii degmada Garbahaareey ee Gobbolka Gedo Iimaan Caddoow Kaarshe,.

from VOA https://ift.tt/2YQrFcS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment