Monday, May 18, 2020

Kiisaska COVID-19 ee Soomaaliya oo sii kordhaya

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 34 kiis oo cusub oo ah COVID-19 la diiwaan-geliyey muddadii 24-kii saac ee lasoo dhaafay kadib markii xanuunka laga baaray 123 qof.

from VOA https://ift.tt/3cIG5Qp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment