Tuesday, May 19, 2020

Koonfur Galbeed oo baaq soo saartay kadib 80 oo kiis oo COVID-19 ah

Ku dhowaad 80 kiis oo ah cudurka COVID-19 ayaa laga diiwaan-geliyey maamul goboleedka Koonfur Galbeed, tan iyo markii cudurka uu soo gaaray Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/2WKlci7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment