Madaafiic ayaa xalay xilligii afurka lagu weeraray xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale laga maqlay rasaas qeybo kamid ah xaafadda Dharkeenleey ee isla Muqdisho. from VOA https://ift.tt/2xTCe3Q via IFTTT
No comments:
Post a Comment