Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa mar kale ugu baaqay dadweynaha waddankaasi inay ka qayb qaataan la dagaalanka cudurka Coronavirus, xilli dowladda ay maanta shaacisay boqol kiis oo cusub.
from VOA https://ift.tt/3g7xY1G
via IFTTT
No comments:
Post a Comment